X

Jamaal Cali Xuseen oo iska hurgufay Faysal Waraabe oo hadalo deelqaafa ku hadlay

Jamaal Cali Xuseen ayaa iska hurgufay Faysal Waraabe oo hadalo deelqaafa kula kacay reer Awdal iyo waliba isagoo sheegay in xisbigiisa uu ka dooranayo xisbiyada kale. Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay hadalada Faysal kuwo aan loo dulqaadan Karin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.