Jamaal Cali Xuseen ayaa waraysi kaga hadlay haamaha Berbera ee la wareejinayo isagoo sheegay in aan la samayn xeerkii lagu wareejinayay khashifayna in kooxda Siilaanyo rabaan in ay quutaan marka ay ka degaan kursiga. Feerkii ka dhacay golaha Hargeysa ayaa keenay ama ku salaysnaa Haamaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM