Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay sida uu uga boodey xafladii xilwareejintii Muuse Biixi. Jamaal iyo Muuse Biixi ayaa ka soo jeeda jeegaanta isku codeysa. Maxaase ku kalifay inuu u qabto.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=I1iV4m8ws2g[/embedyt]
Maxam,ed Yuusuf
ARAABINEWS