Jamal Cali Xuseen oo ku raftey suaalo lagu garaacay oo ku saabsan balanqaadka xisbiga Kulmiye
Jamal Cali Xuseen ayaa ku raftey suaalo lagu garaacay oo ku saabsan balanqaadka xisbiga Kulmiye oo barnaamijkooda London lagu soo bandhigey. Doorashada ayaa la filayaa in ay dhacdo bisha dambe.