Jarmalka ayaa daqiiqadii u dambeeyay ka nixiyay Iswiidhan oo is dhigatey. Jarmalka oo la filayay in gurigiisa loo diro ayaa la soo baxay dadaal dheeraada weliba ayagoo laga saaray ciyaaryahanka Gana u dhashay ee Booting.
Khalad ay galeen reet Iswiidhan ayaa Jarmalkku ku helay wax an ka fogeyn xariiqa 18-ka loo yaqaan kadibna koone ka geliyay goolka Iswiidhan.
Coyaarta oo Iswiidhan ku bilowdey firfircooni dhalisayna goolka ugu horeeya ayaa ku dhamaatey 2 gool iyo hal gool taas oo ka dhigan in Jarmalka rajadiisu fiican tahay inuu u soo baxo wareega labaad.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS