Dawlada Jarmalka ayaa safiir u soo dirsadey dalka. Safiirkan oo haweenay ah ayaa dhiibatey waraaqaheeda aqoonsi waxayna la kulantey madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh maxayse tiri kulanka kadib. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS