Jarmalka ayaa war ka soo saaray baskii la qarxiyay magaalada Dortmund halkaas oo khasaare soo gaaray. Booliiska ayaa sheegay in hadda ay hayaan sida ay wax u dhaceen.
Jarmalka ayaa inta badan farta ku fiiqin argagixisada laakiin hubiya sida wax u dhaceen. Booliiska ayaa hadda xaqiijiyay in ninka qaraxa ku dhex riday baaga uu ahaa nin khamaariiste ah oo rabey in wadaaga naadigu hoos u dhaco.
Waxa la arkey goortii uu ka khamaarey iyo inta uu ku khamaarey, wuxuuna rajaynayay in weerarkan hoos u dhigi doono wadaaga naadiga Dortmund waxayna u dhacdey sidii.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS