X

Jarmalku dal xora maaha ee waa la haystaa: Ruushka

Afhayeenka dawlada Ruushka ayaa sheegtay in dalkaasi Jarmalku aanu xor ahayn oo aanu qaadan karin go’aano masiiriya oo khuseeya danihiisa gaarka ah sida tuunbada gaaska oo laga hortaagan yahay inay shaqayso.


Afhayeenka Ruushka haweenayda Sakarovea ayaa sheegtay inay ku hadlayso fikirkeeda ee ayna ku hadlayn kan dawlada Ruushka, ayna cadahay in Jarmalku aanu qaadan karin go’aan xora.


Dhuunta gaaska sida ee ka timaada Ruushka soona dhexmarta badda ayaan welli la furin oo aan laga sii deyn dhinaca Jarmalka kadib markii cadaaadin aya uga timi Maraykanka oo isagu jecel inuu Ruushka xiriir ganacsi la yeesho laakiin aan u ogolayn wadamada kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.