X

Jasiirada Iceland oo heshay barafkii ugu badnaa sanadkan: SAWIRO

Wadanka Iceland ee ku yaal badda u dhaxaysa Yurub iyo qaarada barafka ayaa sanadkan uu ku da’ay barafkii ugu badnaa qaboobahan, waxana hindhisay eydii u nool.



Iceland ayaa caadiyan ah dal yar hadana ka adkaadey in uu kui noolaado qabow noocii ugu xumaa maadaama ay u dhowdahay qaarada barafku saran yahay Anta artica loo bixiyay iyo Greenland.

Dawlada dalkaasi oo ku nool cuntada la soo dhoofiyo ayaa ka tabaabushaysta waxana cuntada loo sameeyay meelo lagu xereeyo lamana moodo in wax maqan yihiin.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.