X

Jawaari oo diidey inuu is casilo iyo cida u sheegtay

Jawaari ayaa diidey in uu is casilo. Wuxuu sheegay (Jawaari) in berri xarunta Golaha Shacabka ay ku kulmi rabaan xildhibaanada Mooshinka wada, wuxuuna tilmaaamay in kulankaasi uu fasaxay Madaxweynaha oo uu sheegay inuu la saftay xildhibaanada Mooshinka wada.



“Xukuumadda ayaa ku haboon in is casisho, maxaa yeelay khilaaf ayay abuureen, xildhibaano ayay handadeen, waa arrin qariib ah, aniga sharci ayaan ku imid, shari ayaana ku tagayaa, Is casili maayo, Is casili maayo, Is casili maayo, mar walba waxay joogtaa (Jawaari) is casil.” Ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacaba.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qcSIWP3548k[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.