X

Jeneraal Badmaceeye oo lagu aasay Muqdisho iyo madax ka qaybgashay aaskiisa: SAWIRO

Jeneraal Badmaceeye ayaa lagu aasay Muqdisho iyo madax ka qaybgashay aaskiisa. Xukuumada oo uu hogaaminayo RW Xasan Kheyre ayaa ka qaybgalay aaska marxuunka.



Jeneraal Maxamed Sh Cusmaan (Badmaceeye) ayaa dhowaan ku geeriyooday dalka Mareykanka. Ugu dambeyntii, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa sheegay in Marxuum Jeneral Badmaceeye uu ahaa shaqsi jecel wadankiisa.



Isla markaana uu kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka XDS oo nidaamka dawladnimada ee Soomaaliya kaalin fiican ka soo qaatay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.