X

Jeneraal Caare oo weerar ku qaaday Dararweyne oo ka tirsan Sanaag

Jeneraal Caare miyaa soo weeraray Ceel-afweyne. Badhasaabka Sanag Timbaro ayaa durba uu galay khalkhal kana hadley jeneraalka oo soo galay  Dararweyne. Jeneraal Caare ayaa wacad ku maray inuu Muuse Biixi ugu geli doono gurigiisa.

Somaliland ayaa sheegtay inay dhirbaaxo ku dhufatey weerarka Caare.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VTJEuAXGzu0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.