X

Jeneraal Indha cadde oo ka shalaayay qaybtii uu ku lahaa burburkii dawladii dhexe

Jeneraal Indha cadde ayaa sheegay in uu ka shalaayo dagaaladii lagu qaadey dawladii dhexe ee Somaliya ee reer galbeedka iyo wadamada jaarku hubka soo siiyeen jabhadihii indhaha laa.

 

 



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.