X

Jeneraal Morgan oo Puntland lagu soo dhaweeyay: SAWIRO

Jeneraal Morgan ayaa Si weyn loogu soo dhaweeyay Puntland. Jeneraalka ayaa inta badan Ku nool Kiiniya ahaana ciidamadii qaranka.



Jeneralka oo la weydiiyay inuu u Sharaxanyahay Madaxtinimada puntland ee 2019 ayuu hadda ka Gaabsaday,balse uu shegay in sababta uu Boosaaso u yimid ay tahay Caleema saar Dhawaan ka dhici doona magaalada Carmo ee Gobolka Bari.



Madaxtinimada Puntland ayaa dhici doonta Marka uu dhamaado muddo xillilaynta Gaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.