Jeneraalka ciidamada Yugandha ayaa uga digey ciidamadiisa jooga Somaliya in ay musuqaan shidaalka iyo cuntada loogu talagalay askarta ku jirta furinta ee la dagaalamaysa argagixisada bani aadamka e shabaab. Ciidamada Yugandha oo caawinaya kuwa diciifka ee Somaliya ayaa agagixisada ka fogeeyay deegaanada waaweyn waxay hadana intooda badan joogaan gobolka Jubada dhexe.
Ciidamada Yugandha ayaa musuqa cuntada loogu talogalay ciidamada iyadoo la sheegay in ka iibsadaan suuqa madow oo ay Somali kula jirto.
Jeneraalka ayaa ka hadlay iyadoo shalay ay garoonka Muqdisho ka soo degeen ciidamo bedelaya kuwa jooga Baraawe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM