Kaalin shidaal oo ku taal Boorama ayaa maanta qaraxdey inkastoo ayna jirin khasaare dhaawac. Lama garan karo sababta keentay qaraxa inkastoo laysla dhexmarayo waxa keenay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM