X

Kaalin shidaal oo ku gubatay caawa magaalada Garoowe sideese wax u dhaceen+SAWIRO

Garoowe–Kaalin shidaal oo lagu magacaabo Kalyaxeed oo ku taal bartamaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ku caawo gubatay. Waxa goobta markiiba gaaray kooxaha gurmadka halkaas oo ay kula tacaalayaan. Si rasmi ah looma yaqaan inta ay le’eg tahay hantida ku gubatay Kaalinta.

C/llaahi Warmooge, nagala soo xiriira araabimedia@gmail.com iyo araabinews/facebook

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.