X

Kaalinta dawladu welli way maqantahay shacabka Muuse Biixi soo dareeriyay

Waxa welli maqan kaalinta dawlada ee ku aadan sidii dadkan horjooge Muuse Biixi intuu bililiqaystey kadibna dibedda uga soo tuuray Laascanood loo meelayn ahaa ayuu yiri Cali Calasow. Waan aragnaa daadad ka dhacay Butlaan oo loo ordaayo waan aragnaa deegaano kale oo gurmanaayo maxaa dadkan kabaha loogu gashan la’yahay ayuu raaci Cali Calasow.


”Madaxweynihii la rabay inuu guddi magacaabo wuxuu iska tagay Addis ababa fadhiidkii uu u dhiibey doorashada ee kooxda Xalane iyo Uhuru ku tiri qas dalka waxa la sheegayaa inuu QADAR u lacag doontey, ma marka dano gaara la fushanaayo ayaa la yiri dawladu welli way shaqaynaysaa iyi ma shaqaynayso ayuu yiri Xuseen Warsame.


Runtii waa fadeexad kale dabcan waan ogahay musharixiinta Hawiye waxay u arkan inayna meelna cod ka helayn markaa waa keydsanayaan codkooda ee waxay ishu ku godan tahay madaxweynaha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.