Edmonton-Araabinews–Siyaasiga reer Awdal Maxamed Cabdi Faarax (Saqiiro) ayaa waraysi khaasa siiyay telefishanka Adaltv ee xaruntiisu tahay Kanada wuxuuna Ccarabka ku adkeeyay in kacdoonka jira uu yahay mid reer Awdal ka siman yihiin ayna iman doonto maalin la yiraa yaa nala jira yaase naga jira.
ARAABINEWS