X

Kacdoonka reer Adal oo saldhigyo ka samaystay buuralayda Baki iyo hanjabaad loo diray badhasaabka Silaanyo+MUUQAAL

Boorama–Kacdoonka reer Adal ayaa saldhig cusub ka samaystay buuralayda Baki iyo badhasaabka Siilaanyo ee gobolka oo loogu hanjabay in aanu dhaafi doonin inta u dhaxaysa Gabiley iyo Dila iyadoo la cadhooday in uu u hanjabay salaadiinta dhaqanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.