X

Kacdoonka reer Adal oo shir jaraaid qabtey iyo dagaal ay iclaamiyeen goorta ay qaadayaan+MUUQAAL

Awdal–Kacdoonka reer Adal oo iclaamiyay dagaal sheegayna xilliga ay qaadayaan iyagoo ay ka muuqato isku kalsooni inkastoo dadka ku takhasusay arimaha milatariga ay noqon karto qorshe xumo. Dhinaca kale waxay sheegeen in ayna weerar ku ahayn shacabka iyo goobaha ay degan yihiin cidna shacabana weerar ku ahayn.

Waxayse digniin u direen ku dabanool xukunka Siilaanyo ee shilinka ay qaataan dadka kaga horkeena kacdoonka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.