X

Kacdoonka reer Adal waa sii xoogeystay maalinkasta waxaan maqalaa cududa oo kordheysa: Maxamed Cabdi Faarax+MUUQAAL

USA 04 Jan 2014–Kacdoonka reer Adal dib ugu hananayaan dadkooda iyo dhulkooda waa sii xoogeysanayaa maalin kasta waxaan maqalaa cudud sii kordheysa waa hadaladii siyaasiga, aqoonyahanka reer Adal Maxamed Cabdi Faarax oo si balaadhan uga waramaya waxa reer Adal rabaan iyo guud ahaan halka kacdoonkani salka ku hayo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.