Waa barnaamij xiise leh oo suxufiga da'da yar ee Faysal C/llaahi Abroone uu ku falanqaynayo kacdoonka bustaha qoyan ee ka curtay gobolka Awdal. Waxa doorkan ku martiya xeer dheere ruug cadaaga Prof Xaamud aw Cali Maasheeye. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); https://youtu.be/RdmXnf761qI (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); ARAABINEWS (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});