X

Kalfadhigii lixaad ee golaha deegaanka Boorama oo furmey iyo Ramaax oo ka hadlay

Kalfadhigii lixaad ee golaha deegaanka Boorama oo furmay iyo Ramaax oo ka hadlay xilli wali dayn lagu leeyahay golaha ayna jiraan shaqaale aan mishahar qaadan. Ramaax ayaa u sheegay golaha in ay la soo daaheen golahan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.