Kaluumaysatada Berbera ayaa ka qayliyay kaluun laga dabto aagaas oo aduunka aad ugu yar oo ay sheegeen in looga yimaado Koofurta Somaliya. Maamulka Somaliland ayaa joojiyay dabista kaluunka loo yaqaan indhotooshle.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=j-6oKdXxUdQ[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS