X

Kaluumaysatada Berbera oo ka qayliyay kaluun Hargeysa looga dalbey Bariga iyo Koofurta Somaliya

Kaluumaysatada Berbera ayaa ka qayliyay kaluun looga keenayo magaalooyinka Somaliland Koofurta Somaliya halkaas oo maamulka Somaliland siiyay ganacsato gaar ah si ay kaluunka uga keeneen Gobolada Bariga Somaliya iyo Koofurta dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.