X

Kaluumaysatadii Saylac oo wadadii kaluunka laga xirtey iyo Cali Gurey oo fariin u direy Xaglatoosiye

Xoghayaha UCID ee gobolka Awdal ayaa indhihiisa ku soo arkay sida dadka Saylac cunaha loo qabtey iyadoo laga xirtey wadadii ay u mari lahaayeen kaluunka iyo waliba dadkii reer Jabuuti ee deganaa Awdal oo soo bixi kari waayay. Cali Gurey ayaa dhinaca kale fariin u direy Xaglatoosiye oo ku mashquulsan Cali Khaliif.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.