X

Kaluumaysato ku dhintey dabaylo iyo dad laga raadinayo xeebta Muqdisho

Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya xeebta magaalada Muqdusho ayaa sheegaya in kaluumaysato ku dhintey dabaylo aan la fileyn oo ku dhiftey xeebta. Xilligan ayaa ahayn bad-xidhan.


Waxa welli lagu jiraa baadi goobka doomo iyo dadkii saarnaa oo dabayluhu la tageen. Masuuliyada doomahan dabayluhu la tageen ayaa la saarayaa qaybta laanta hawada oo aan jirin.



Ugu yaraan 6 ka mid ah kaluumeysatada doomaha yar yar ku jillaabta ayaa ku dhintay sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Kalluumeysatadda.

Dawlada hoose ee Xamar ayaan iyagu ka soo saarin war rasmiya dhimashada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.