Kaluumeysatada Saylac ayaa been ku tilmaamey wasiir ka tirsan maamulka Somaliland oo sheegay in ajaanib ayna ka kaluumeysan xeebta Saylac. Kaluumeysatadan ayaa sheegay inay weli ajaanibtu gurato kheyraadka badda.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=90l_RLwVmGI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS