Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday Caroweyn oo ka tirsan Buuhoodle halkaas oo xalay lagu dhaawacay dad xoolo dhaqato ah oo ka soo jeeda beesha ISAAQ oo magaalada soo dhexmaray. Khaatumo State ayaa cambaareysay falkaas sheegtayna in iyagu ayna wax shaqo ah ku lahayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS