Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa daawo ay xaq u lahaayeen markii ugu horeysay si toosa loogu dhiibey iyadoo la soo marin dhinacyada ay xorta ka yihiin. Daawooyinkan oo deeq ah ayaa si u gaara doona maamulka Khaatumo State ee ay samaysteen shacabka reer Khaatumo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM