Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo State ayaa ka hadlay feerkii Ciro iyo Baashe iyo hadaladii odayada beesha dhexe ku tuureen Baadhe isagoona hal dhinac laga wada maray dhamaan xisbiyadooda, ayuu ku tilmaamey in Bashe aanu ka dhimin reer Khaatumo hadda ee uu marhore ka dhintey. Wuxuuse sheegay in wali rajo uu haysto. Wuxuu dhinaca kale shegay in Somaliland baryo ku iman dhulka SSC e ay timi xabad xabadna ay kaga bixi doonto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM