X

Khaatumo State oo soo bandhigtey cudud ciidan iyo hub iyo difaac adag oo lagu arkay Buuhoodle iyo xaaladu kacsan tahay+SAWIRO

Widhwidh–Maamulka Khaatumo State ayaa soo bandhigey cudud ciidan iyo hub magaalada Widhwidh kadib warar sheegayay in maleeshiyo ka tirsan beesha Dhulbahante iyo maleeshiyo Isaaqa oo iswata ay soo gaareen Widhwidh. Buuhoodle ayaa la dhigey difaac adag iyadoo looga hortagayo in maleeshiyadaas ay soo weeraraan bisha Ramadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.