Maamulka Khatumo State ayaa xiriirkii u jaray xukuumada uu hogaamiyo Xasan Sheekh kadib markii Garoowe lagu saxiixay qodobo Khaatumo hoos gelinaya maamulka Puntland oo ayna eaxba iskugu jirin. Heshiiskii Garoowe ayaa u badnaa mid laguy xaqirayo Khaatumo State.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS