X

Khasaaraha dab ka kacay xalay Boorama

Waxa magaalada Boorama xalay ka kacay dab xoogan oo balaaran oo khasaare gaystey. Dabkan ayaa ka kacay xaafada Nafaqo ee magaalada waxana holaca dabkaas laga arkaayay magaalada inteeda badan iyo dadka taaga degan.


Waxa markiiba isku dayay inay dabkaasi bakhtiiyaan kooxaha dabdemiska, waxase aad ugu yaraa biyaha taas oo keentay in dabku gaarsiiyo waxyeelo weyn dhulkana la simo cooshado ka dhisnaa xaafada.

Ilaa 12 guri ayaa ku burburiyay inkastoo ay jirtey waxooga gubasha ah laakiin ma jirin dhimasho.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.