Khasaare intee leeg ayuu gaystey dabkii xalay 25-kii bishan ka kacay Wajaale. Goobta dabkani ka kacay ayaa waxa ku yaalay bakhaaro farabadan oo at lahaayen ganacsato kala duwan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TWqnuOBfJrY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS