Khatar intee leeg ayay leedahay shirkadaha caalamiga ah ee maalgashanaya dalkeena oo hadda burbujr ka soo kabanaya inkastoo wali qarka uu u saran yahay burbur kale maadaama lagu wado qaloocan oo federal la yiraa. Wa dood la dhex dhigey rag jecel iyo kuwo fikir kale qaba. Dabcan lama hubo khibrada ay u leeyihiin arimaha noocana kamana hadlayaan hal wadan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM