X

Khatarta ay leeyihiin munaafaqiintu iyo siyaabaha lagu garto waa cashar diini ah iyo Sh Mustafe

Munaafaqiinta ku dhexjira muslimiinta way noocyo badan yihiin waxayna leeyihiin wajiyo badan hadaba side lagu gartaa ama aad uga fogaataa. Waxa jawaabahaas ina siiyay rasuulkeena CSW xilligii uu noolaa. Waa cashar ka hadlay arimahan iyo Sh Mustafe.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.