X

Khiyaamada Imaaraadka ma sii dheera waxase ka daran boogta aan bogsanayn: Iiraan

Hogamiyaha Iiraan ayaa sheegay in khiyaamada Imaaraadku ka galay Muslimiinta gobolka, Carabta iyo Falastiinta waa mid aan muddo sii jireyn laakiin boogta mahadhada ah ayaa ah mid weligeed jireysa.


Wahaabiyada Imaaraadka ayaan haba yaraatee waxa amni ah ka faaiidin Yuhuuda ay la xidhatey colaad u sii korodha mooyee, waxayse ku dhiiratey inay tuugnimadeeda dibedda u soo saarto.


”Imaaraadku sahyuuniyada ayay gobolka albaabada u fureen, weyna iska tireen qadiyada Falastiin oo ah dad la xoogey oo ay u tashadeen Maraykanku. ”Boogtu waa ma hadho ayuu yiri Khumeyni.

Xagjir Taram ayaa Carabta uu Imaaraadka iyo Sucuudigu ugu horeyo u balan qaaday inuu ilaalin doono ee ay soo shaac  bixiyaan xiriirka qarsoon,

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.