Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa waraysi dheer ku sheegay in Somaliya ay haysato khuburo sharciga ku takhasusey oo ay hadda isku filan tahay ay iskeedna wax u wado. Xeer ilaaliyaha ayaa bixiyay xogag badan oo aan hore loo ogeyn xilli uu jiro muran u dhexeeya isaga iyo wasaarada arimaha dibeda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS