X

Kiiniya ilaa goorma ayay ku dheganaan doontaa doorashada

GARBAHAARAY

Waxa welli aan la bilaabin kuraasta gobolka Gedo ee lix iyo tobanka ah ee loo balansanaa in lagu qabnto degmada Garbahaaray waxana diidan inay sidii loogu talogalay ee heshiiska ahaa u dhacdo Kiiniya ayuu yiri Cali Calasow.


Waxa xilliga cusub ee doorashada loo qabtey ka hadhay usbuuc iyo badh waxayna ku socotaa inayna ku dhamaan. Kiiniya waxay rabtaa inay jahwareeriso doorashada ayadoo hadda isku diyaarinaysa sii joogitaanka dalka.



”Waxa hubaala in haddii Farmaajo soo noqdo in la soo af-jari doono joogitaankeeda, waana halka ay ka dirirayaan inaanu soo noqon oo ay helaan horgale u sujuuda ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.