X

Kiiniya oo codsi u soo dirsatey Somaliya iyo jawaab la siiyay

Somaliya ayaa u jawaabtey Kiiniya oo codsi uga yimi ay ku leedahay hala ii gargaaro oo kiiskaas badda ee la geeyay maxkamada caalamiga ee qaramada midoobey halagala soo noqdo. Waxay door bideysaa in Farmaajo meesha laga saaro.


Wasiirka  warfaafinta Somaiya Dubbe ayaa sharaxay mowqifka dawlada Somaliya oo ilaa hadda aan is bedelin sheegayna in dawladu dacwadeeda u gudbisay maxkamada haddana ka warsugeyso.

Wasiirka oo arintaa ka hadlay iyo hargabka Karoona iyo su’aalaha ku saabsan shirka madaxweynauhu ku baaqay ee kooxda sheegata beesha caalamku diidan tahay.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.