Dawlada Kiiniya ayaa soo bandhigtey magacyada dad ay raadinayso oo u jira argagixisada shabaab oo ay ugu horeyso haweenay ku dhalatay Nayroobi oo la sheegay in ay ku lug lahayd dambiyo farabadan. Kiiniya ayaa sheegtay in ay lacag siinayso cidii keenta warbixin ku saabsan soo qabashadooda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM