X

Kiiniya oo u hanjabtey hay’adaha ku nool Somaliya iyo duulimaadyada ay sameeyaan

Uhuru Kenyaata ayaa u hanjabay hay’adaha ku nool Somaliya ee ay ku jiraan kuwa qaramada midoobay inay sameeyaan duulimaadyo ayna ogeyn. Kiiniya ayaa sheegtay inay joojisay duulimaadyada Somaliya waxyar kadib markii ay aqbaleen dhexdhexaadin Qadar ku jirtey.


Waxay ku eedaysay hay’adaha caalamiga ah in duulimaadyada ay wax kale u isticmaalaan, ayna ku qwasbayso dawlada Kiiniya inay soo rogto xanibaad buuxda.

Waxayna fartey hay’adaha ku shaqaysta magaca Somaliya iany sii wargeliyaan waxa ay qaadayaan intayna samayn duulimaadyada. Ma sheegin waxa ay kacabanayso.


Kiiniya ayaa badeena u dhow Kismaayo inagu haysata waxayna ciidankeeda keentay Kismaayo si ay isku waafajiso sheegashadaas iyo ciidanka ay keentay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.