X

Kiiniya oo waxay rabto ka samaynaysa xad beeneedka labada dal: SAWIRO

Kiiniya ayaa waxay rabto ka samaynaysa xad beeneedka labada dal. Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo saxafada la Hadley ayaa sheegay in Kiiniya bilowdey darbi cusub.

Masuuliyiinta Balad Xaawo ayaa sheegay in uu burburay kulan Maalin ka hor lagu qabtay Magaalada Mandheera kaas oo lagu xalinayay in dib loo furo Xadka Mandheera iyo Balad Xaawo oo todobaadyadii la soo dhaafay xirnaa.



Horay ayaa Maamulka degmada Balad Xaawo iyo Shacabka waxa ay ka hortageen qorshooyin ay dawladda Kiiniya ku dhisi laheyd derbigaas.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu kala Hadley Kiiniya muhiimada isku socodka dadka laakiin ma sheegin inuu u sheegay Kiiniya in derbiga sax yahay.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.