Kiiniya ayaa Xasan Sheekh ku tilmaantey nin la shaqeeya ururka dhiigmiiradka ah ee shabaab kadib markii uu qarxiyay trada Kiiniya kaga dhimatey weerarkii Ceelcade ee gobolka Gedo. Kiiniya ayaa sheegtay in aan la dhayalsan Karin tirada lagu diley halkasi.
C/llaaji Warmooge
ARAABINEWS