X

Kiiniya waxay ku tagri falaysaa awooda Amisom: Faarax Macalin

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Kiiniya Faarax Macalin ayaa ku eedeeyay cadowga Kiiniya in ay ku tagri falayso awooda Amisom kuna samayso xadgudubyo ka dhana shacabka Domaliyeed ee ku nool xad beeneedka. Kiiniya ayaa burburisa xarumaha isgaarsiinta ee Somalidu leedahay, ayna ahayna markii koowaad.


Lacag aad u badan ayaa kaga baxda Somalida dib u dhisida taawarada ay burburiyaan ciidanka Kiiniya ee ku jooga magaca Amisom. Inkastoo dawlada Somaliya ka hadasho arimahan dhowr waxase muuqata in Kiinita iska dhegatirayso.


Faarax Macalin ayaa sheegay in ciidanka Kiiniya lagula xisaabtamo xadgudubyada ay ka wado gudaha Domaliya iyo xad beeneedka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.