Kooxda Atletico Madrib ee dalkaasi Spain ayaa si xun u garaacday kooxda Real Madrib ee ay isku magaalo yihiin koobka naadiyada Spain oo hadda maraya heerkii lagu kala dheerayn lahaa. Atletico ayaa ku dhufatay 4 gool iyo eber.
Garaacida Real ayaa keentay in dhibcaheeda ay ku horeyso lagu soo reebo hal taasoo fursad siinaysa kooxda dardarka kulul ee Barcelona in ay ku soo dhawaato.
ARAABINEWS