Koob ciyaareed la gudoonsiiyay dhalinyar wax ka barata dugsi ku yaal Boorama iyo hadaladii la jeediyay
Wasiir ku xigeenka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa koob ciyaareed gudoonsiiyay ciyaartoy wax ka barata dugsigii Cumar binu Khadaaab oo hore loo oran jirey dheyga ayna ka baxeen dad can baxay.