X

Koox Caruurta Ka ganacsada oo gacanta lagu dhigey

Ciidanka booliiska qaybta dembi baarista ayaa ku guulaystey inay soo qaybtaan shabakad Ka ganacsatada caruurta sida ay ku warantey taliye xigeenka booliiska Sakiye Xuseen. Dadka la soo qabtey ayaa 8 Ka mida yihiin haween.


Caruurtaa ayaa la sheegay in la iibsan jirey waana dhaqamo ku cusub dalka xilli ay joogaan ajaanib farabadan oo faafiya cuduro halisa.

Taliye xigeenka ayaa sheegtay on dadkaam ay ku daba joogeen in muddo haddana ku guulaysteen inay soo xiraan. Waxayse balan qaaday inay faahfaahin dheeraada bixin doonto.


Maaha markii ugu horeysay oo la qabto dad baahan oo si qaldan u raadinaya nolol maalmeedkooda inkastoo tani quseyso caruur. Warkan ayaan ahayn mid lagu farxi Karo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.